JA slide show
 

Welcome to PT. SAGAL PRIMA INTERNATIONAL official website.

PT. Sagal Prima International (SPI) was established in Jakarta Indonesia in September 2006 with a concept and a strong willingness to promote and boost business trade between Association of Southeast Asian Nations (ASEAN) member states (Esp. Indonesia) and East African countries by means of buy-to-sell method. Long-term business partnership is our main objective.

Our managing executives are indigenous at both regions; ASEAN and East African countries, thus, we understand insights of either suppliers and customers.

We generally purchase and export Textile Materials and Garment especially Sarong Goyor/Byur.

Moreover, we buy to export fast-moving consumer goods (FMCG), or consumer packaged goods (CPG) among others: Household products; detergents, laundry and bath soaps, dish and floor cleaners. Packaged foods and drinks; noodles, ready-to-drink or powder drinks. Hair/Skin/Oral care products, cosmetics, confectioneries etc. as well as Durable Goods such as; Building Materials, Stationery, Furniture, Automotive Parts, Packaging Materials and so forth.

So far, we have been working together with some of prominent suppliers in Indonesia as their authorized agent for East Africa Market and successfully marketed their brands there. Some of them are already market leader of their respective industry. Hence, if you are willing to market your products in East Africa, SPI is the proper partner to team up with.

At SPI, based on business ethics and through our Vision and Mission, we make an effort to generate great outcome for our business partners -both suppliers and customers- as well as we enthusiastically promote the principles of: Sincerity, Practical, Bilateral Benefit, and most importantly Building confidence among business society in general.

ALL ARE WELCOME!


Af Somaali

PT SAGAL PRIMA INTERNATIONAL (SPI), waxaa September 2006 lagu aasaasay Jakarta-Indonesia oo ay ku taal xarunteedu iyadoo hadfkeedu yahay xoojinta xiriirka ganacsi ee ka dhaxeeya wadamadda K/Bari Asia (ASEAN) iyo waddamada bariga Afrika. Maamulka sare ee SPI waxay asal ahaan ka soo jeedaan labadaas gobol sidaa darteed waxaan is hoose u garan karnaa dareenka warshadleyda iyo midka macaamiisha labadaba.

Badeecooyinka aan aan ka ganacsanno waxay isugu jiraan dharka iyo bagaashka noocyadiisa kala duwan waxaanna xoogga saarnaa alaaboyinka tayadoodu sarrayso. Annaga oo wada-shaqayn la leh wakiilna u ah shirkado waaweyn oo Indonesia ku yaal.

Waxyaabaha aan joogtada u dhoofinno waxaa ka mid ah:

  • Dharka diyaarsan (Garment) qaybihiisa kala duwan sida: Macawisyada nooc kasta, Shaararka, Saraawiisha oo leh carruur iyo dadka waawayn, Baatiga Saakada iyo Garbasaarta ah ee Indonesian (Mama Tayari) iwm.
  • Dharka waaraadka ah (Textile/Material) oo Polyester, Cotton iyo Batik isugu jira lagana samayn karo Saraawiisha, Shaararka, Xijaabka iwm.
  • Waxyaabaha la isku nadiifiyo sida; Saabuunta Qubayska, Oomada, Shaambada, Saabuunta dharka lagu mayro lagu mayrto oo ay ugu magac dheer tahay B29....kareemooyinka jirka iyo noocyada timaha, .
  • Cuntada fudud iyo Cabitaannada diyaarsan sida: Indomie, cabitaanno diyaarsan oo gasacadeysan iyo qaar budo ah
  • Qalabka xafiisyada iyo dugsiyada sida: Buugaagta dugsiyada Exercise Books, waraaqaha cad-cad (Photo Copy Paper) Baqshado kala nooc ah iwm.
  • Qalabka dhismaha iyo korontada sida: Albaabbada, Shamiintada, Lamayeeriga, Safiitada (Décor), Rinjiga, Fiilada korontada, Nalalka iwm.
  • Qalabka Gaadiidka sida: Batariga Baabuurta oo noocyo badan leh, Lugaha ama shaagagga (Tyres) iwm.

Annagoo ka duulayna asluubta wanaagsan ee ganacsiga waxaa naga go’an in macaamiisheenna iyo annagu ba aan si wadajir ah uga faa’iidno wax is-dhaafisga na dhex maraya. Faa’iidadu ma aha hantida ee qur ah balse waxaa muhim ah in la abuuro kalsooni dhex marta ganacsatada oo idil.

Gabagabadii PT SAGAL PRIMA INTERNATIONAL waxay kale oo diyaar u tahay inay kuu soo iibiso kuuna soo dhoofiso wax waliba oo aad uga baahato wadanka Indonesia adigoo aan safar gelin  oo howlahaaga gancsi goobtaada ka wata.

Soo dhowaada.

 

Who's Online

We have 7 guests online

Visitor Counter

mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday733
mod_vvisit_counterYesterday1035
mod_vvisit_counterThis week3724
mod_vvisit_counterThis month19381
mod_vvisit_counterAll339246